{"id":1461,"date":"2017-05-14T13:39:18","date_gmt":"2017-05-14T10:39:18","guid":{"rendered":"http:\/\/mmdsom.org\/?p=1461"},"modified":"2017-05-14T20:54:29","modified_gmt":"2017-05-14T17:54:29","slug":"faah-faahin-15-qof-ayaa-ku-dhimatay-xero-barakacayaal-oo-ku-taala-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mmdsom.org\/?p=1461","title":{"rendered":"Faah Faahin 15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal oo ku taala Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div class=\"_4tdt _ua1\">\n<div class=\"_ua2\">\n<div class=\"_4tdv\">\n<div class=\"_5wd4 _1nc7 direction_ltr\">\n<div class=\"_h8t\">\n<div class=\"_5wd9\">\n<div class=\"_5wde _n4o\">\n<div class=\"_5w1r _3_om _5wdf\">\n<div class=\"_4gx_\">\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\"><a href=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18470760_1442640425795156_1430093092_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1462\" src=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18470760_1442640425795156_1430093092_n.jpg\" alt=\"18470760_1442640425795156_1430093092_n\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18470760_1442640425795156_1430093092_n.jpg 640w, https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18470760_1442640425795156_1430093092_n-420x315.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div class=\"_d97\"><\/div>\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\">15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay 3 xero oo maamulka gobolka Banaadir u qeybiyeen dadka ka soo barakacay gobollada dalka. <\/span><\/div>\n<div class=\"_d97\"><\/div>\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\">Maamulka Gobolka Banaadir oo xeryahan cuntada siin jiray waxaa uu ku guuldareysteen in dadkaasi quudiyaan 4tii maalmood ee la soo dhaafay. Sida ay sheegeen maamulka Xeradan waxaa ka dilaacay jadeeco iyo cudurro kale, waxaa ka howl-gala oo keliya 2 dhakhtar oo maalintii qaabila in ka badan 60 bukaan ah. <\/span><\/div>\n<div class=\"_d97\"><\/div>\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\">Qaar ka mid ah shaqaallaha wareega ee MMD ayaa u sheegay in Hooyo ka mid ah barakacayaasha maalin ka hor ninkeeda uu ku geeriyooday xerada, labo caruur ahna jadeeco uga dhaceen ayaa weydiiyay heerka xauunka\u201cCaruurta jadeeco ku dhacday, <\/span><\/div>\n<div class=\"_d97\"><\/div>\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\">jadeecaa qabaan labadooda..daawaa rabaan, caano booro cabbaan xataa malaha\u201d sida waxaa tiri Arbacow oo murugeysan. Waxaa meesha ka jirta dhakhaatiir yari xerada ka jirta \u201cWaxaan hakan ka howlgalnay 1da May illaa hadda, waxaan qaabilnay 500 oo qof, maalintii waxaan qaabilnaa wax ka badan 60 qof oo isugu jira caruur iyo dad waaweyn, cudurada ugu badan ee caruurta lagu arkay waa jadeecada, waa la isku gudbiyaa oo hal buush ayey ku nool yihiin, dadka waaweyna nafaqo darro ayaan ka daaweynaa, waxaa jooga halkan 2 dhakhtar mid caruurta ah iyo mid dadka waaweyn\u201d. <\/span><\/div>\n<div class=\"_d97\"><\/div>\n<div class=\"_d97\"><span class=\"_5yl5\">Guddoomiyaha xerada Kaxda waxaa uu sheegay in 15 qof ay xerada ku dhinteen \u201cXeradan waxaa geeriyootay illaa iyo hadda 15 qof, 9 ka mid ah waxaa ay u geeriyoodeen nafaqo darro, inta kale xanuun jadeeco iyo dhiig la\u2019aan ayey u dhinteen, qaarkood istaagga ayey ka dhaceen\u2026.dhibka ay dareemayaan waa baahi, 24kii saac hal mar ayey wax cunaan, raashinkii halka mar la cuni jiray xitaa muddo 4 maalmood ah lama haayo\u201d<\/span><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_4tdt _ua1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay 3 xero oo maamulka gobolka Banaadir u qeybiyeen dadka ka soo barakacay gobollada dalka. Maamulka Gobolka Banaadir oo xeryahan cuntada siin jiray waxaa uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1462,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[20],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1461"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1467,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1461\/revisions\/1467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}