{"id":1483,"date":"2017-08-13T19:06:28","date_gmt":"2017-08-13T16:06:28","guid":{"rendered":"http:\/\/mmdsom.org\/?p=1483"},"modified":"2017-08-13T19:06:28","modified_gmt":"2017-08-13T16:06:28","slug":"madaxweynaha-oo-ku-dhawaaqay-in-dalka-laga-ciribtiray-cudurka-dabeysha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mmdsom.org\/?p=1483","title":{"rendered":"Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in dalka laga ciribtiray cudurka dabeysha"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-1484 alignleft\" src=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po1.jpg\" alt=\"po1\" width=\"578\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po1.jpg 578w, https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po1-420x349.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 578px) 100vw, 578px\" \/><\/a>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii sano ahayd ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay munaasabad dowladdu ay kusoo bandhigaysay mira dhalka dadaalladii lagu dabar- gooynayey cudurka dabaysha ayaa waxa uu ku ammaanay shacabka Soomaaliyeed, Wasaaradda Caafimaadka iyo hay\u2019adaha bah-wadaagta la ah sida ay ugu dhabeeyeen higsigoodii ku aaddanaa ciribtirka cudurkan dilaaga ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go\u2019an in ay joogteyso dadaallada lagu ciribtirayo, loogana hortagayo cudurrada dilaaga ah oo ay dabeyshu kamid tahay sida ku cad Qorshaha Horumarinta Dalka.\u201d ayuu yiri Madaxweynahu.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka iyo laamaha caafimaadka in ay u wada istaagaan sidii loo xaqiijin lahaa in mar kale cudurka dabaysha aanu kusoo laaban dalkeenna.<\/p>\n<p>Guusha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah cudurkan dilaaga ah ayaa ku timid dadaallo isdaba joog ah oo soo socday in ka badan 30 sano.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1485\" src=\"http:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po.jpg\" alt=\"po\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po.jpg 640w, https:\/\/mmdsom.org\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/po-420x280.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii sano ahayd ee lasoo dhaafay. Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay munaasabad dowladdu ay kusoo bandhigaysay mira dhalka dadaalladii lagu dabar- gooynayey cudurka dabaysha ayaa waxa uu ku ammaanay shacabka Soomaaliyeed, Wasaaradda Caafimaadka iyo hay\u2019adaha bah-wadaagta la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1484,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[20],"tags":[10],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1483"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1486,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1483\/revisions\/1486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mmdsom.org\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}