Iyadoo ay foodda nagu soo hayso bishii barakeeysneyd ee Ramadaan ayaa manta waxaa MMD qaar ka mid ah Staaf keedda u kuur galleen xaaladaha barakacayaasha. Sida caada ah MMD ayaa Ramadaan walba loo soo […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii sano ahayd ee lasoo dhaafay. Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay munaasabad dowladdu ay kusoo bandhigaysay […]
Saadaashii tirada carruurta Soomaaliyeed ee ay hayso ama ay ku dhici doonto nafaqo-xumo ba’an ayaa kor u kacdey 50 boqolkiiba tan iyo bilowgii sanadka oo gaarteynta 1.4 milyan, oo ay ka mid yihiin 275,000 […]
15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay 3 xero oo maamulka […]