QAAR KA MID AH STAFF-ka MMD OO BOOQDAY XERYAHA BARAKACAYAASHA MUQDISHO,
Iyadoo ay foodda nagu soo hayso bishii barakeeysneyd ee Ramadaan ayaa manta waxaa MMD qaar ka mid ah Staaf keedda u kuur galleen xaaladaha barakacayaasha.
Sida caada ah MMD ayaa Ramadaan walba loo soo marsiiyaa kaalmo Barakacayaasha afur ahaan. Xeryaha ugu daran ee aan warbixinta ka dhiibnay waxaa ka mid ahaa KAXDA/KM13/ iyadoo aan rajeynayno ineey hellaan gar gaar Ramadaanka dhexdiisa
MMD waa hay’ad madax banana o caawisay barakacyaasha iyadoo waliba ka hortagta dhamaan xadgudubyadda bini’aadamka gaar ahaan Haweenka iyo caruurta.







